Daawo Sawirada: Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay Tiyaatarka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dhagax dhigay Tayaatarka Qaranka oo lagu dhisayo Barnaamijka Is-xilqaan. Farmaajo oo Munaasabada dhagax dhiga ka hadlay ayaa sheegaya in Tayaatarka Qaranka lagu dhisayo Barnaamijka Is-xilqaan, waxa uuna sheegay in muhiim tahay in dib loo dhiso Tayaatarka. Tayaatarka Qaranka ayaa bur bursanaa in ka badan 27-sano, … Continue reading Daawo Sawirada: Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay Tiyaatarka Qaranka